DEG DEG:-Qarax Xoogan oo Goordhow ka dhacay Muqdisho

0
92

Magaalada Muqdsho ayaa waxaa goordhow laga maqlay qarax xoogan oo ka dhacay agagaarka Xarunta Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayan in Qaraxa uu ka dhacay meel u dhow Xarunta Degmada Howlwadaag. Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa laga maqlayaa rasaas  xoogan oo ay ridayan Ciidanka dowlada Soomaaliya,kuwaasi oo goobta […]




SOURCE: DEG DEG:-Qarax Xoogan oo Goordhow ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.