DEG DEG:-Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

0
521

Goordhow ayaa waxaa jugta qaraxa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir waxana xigay rasaas xooggan oo weli dhaceysa. In kastoo aan weli sidhab ah aan loo ogeyn halka qaraxa lala eegtay,ayaa waxaa wararka qaar ay sheegayaan in uu qaraxa ka dhacay Isgoyska Sayidka oo ay koontorool ku leeyihiin Ciidamo ka tirsan dowladda. Rasaas ayaa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.