DEG DEG:- Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay Muqdisho

0
41

Qarax Xooggan ayaa goordhow waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana jugta qaraxaan laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada iyada oo qaraxu uu ahaa mid gaari. Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow xarunta Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho waxaana la maqlayaa rasaas goos-goos ah oo ka dhaxeysa goobta qaraxuu ka dhacay. Ilaa haatan lama […]




SOURCE: DEG DEG:- Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.