DEG DEG:-Qof Shacab ah oo goordhow lagu dhaawacay Baladweyne

0
357

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya uu qof Shacab ah ku dhaawacay gudaha Magalada Baladweyne. Qofka la dhaawacay ayaa ka mid ah dadka ku Shaqeysa  gaariga Dameerka,waxana xilliga la dhaawacayey uu ku sugnaa Buundada Liiq liiqata ee Baladweyne,sida uu dalsan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Qof Shacab ah oo goordhow lagu dhaawacay Baladweyne

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.