DEG DEG Rasaas xoogan oo ka socta afafka hore ee xarunta Villa Somalia

0
301

Muqdiaho (Caasimada Online)-Rasaas xoogan ayaa waxaa laga maqlayaa afafka hore ee xarunta Villa Somalia waxaana lasoo sheegayaa in rasaasta ay u dhaxeyso ciidamo kawada tirsan dowlada.
Ciidamada militeriga ayaa lasoo sheegayaa inay rasaas ku ridayaan gaari raaxo oo ku gadoomay afafka madaxtooyada.
Ciudamada ayaa ka shakisan gaariga waxaana xiran dhamaan afafka hore ee xarunta Villa Somalia.
Ma cadda sida uu xaalku noqon doono waxaana la maqlayaa rasaas xoogan oo loo badinaayo in lagu ridaayo gaari xoog kusoo galay wadad Villa Somalia.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG Rasaas xoogan oo ka socta afafka hore ee xarunta Villa Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.