DEG DEG:- Sargal ka tirsan Ciidanka Dowladda oo lagu dilay magaalada Muqdisho

0
349

Kooxo hubaysan ayaa sargaal ka tirsan ciidamada Dowladda fedraalka Soomaaliya waxa ay ku dileen degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho,Waxaana dilkaan uu ka dhacay meel ku dhow xarunta degmada. Sargaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Carte Siyaad waxana uu ka tirsanaa waxaada Canshuuraha ee maamulka degmada Hiliwaa,iyada oo kooxaha dilka gaystay ay goobta iskaga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:- Sargal ka tirsan Ciidanka Dowladda oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.