DEG DEG:-Sarkaal loo magacaabay Taliye NISA ee Jubaland oo ku xaniban garoonka diyaaradaha Kismaayo

0
450

Wararka naga soo gaaraya Magalada  kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha uu ku xaniban yahay Cali Mire oo ah taliyaha nabadsugida dowladda Soomaaliya u magacaawday dhinaca Jubaland . Wararka ayaa intaas waxa ay ku darayaan in Jubaland diiday inuu galo magaalada,iyada oo Maalinta Berito ah dib loogu soo celin doono […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEG DEG:-Sarkaal loo magacaabay Taliye NISA ee Jubaland oo ku xaniban garoonka diyaaradaha Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.