Warar aanu helnay ayaa sheegaya in Taliyihii Saldhiga Degmada Qardho ee maamulka Soomaliland Abshir Mohamed Abaas uu manta ka tegay xilkaas kadib markii uu ku dhawaaqay in uu is casilay. Taliyaha oo aan la xiriiray ayaa inoo xaqiijiyay is casilaadiisa,Waxaana uu diiday in uu ka bixiyo faah-faahin iscasilaadiisa isaga oo ka gaabsaday in uu shaaciyo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: DEG-DEG Taliyihii Ciidanka Qardho ee Soomaaliland oo Gordhow Iscasilay