DEG DEG:-Wariyeyaasha ka howlgalla Garoowe oo looga yeeray Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Puntland

0
83

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa ay ku warayamaan in goordhow wariyeyaasha ka howlgalla Magaaladaas looga yeeray Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Puntland ee Magalada Garoowe. Wariyeyaal ku sugan Magalada Garoowe ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in Wasaaradda Warfaafinta looga yeeray balse aan la ogeyn waxyaabaha laga hadli doono. Warar […]




SOURCE: DEG DEG:-Wariyeyaasha ka howlgalla Garoowe oo looga yeeray Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.