DEG DEG:-Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo geeriyooday

0
56

Waxaa Goordhow Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. Allaha u naxariistee Wasiirka ayaa waxaa la sheegay in uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Dubai oo mudooyinkii dambe ku xanuunsanaa.




SOURCE: DEG DEG:-Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo geeriyooday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.