DEG DEG:- Wasiirkii Labaad oo ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed oo is casilay

0
352

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa sheegaya in uu goor dhow is casilay mid ka mid ah wasiiradii uu gelinkii dambe ee shalay uu ku dhawaaqay Madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafata gareen iyada oo horay uu isku casilay wasiir ku xigeenkii Gaadiidka iyo dhulka sidoo kalana ahaa Xildhibaan ka […]




SOURCE: DEG DEG:- Wasiirkii Labaad oo ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed oo is casilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.