DEG DEG:-Weerar lagu qaaday Xabsiga dhexe ee Magalada Boosaaso

0
328

Wararka naga soo gaaraya Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow weerar lagu qaaday Xabsiga Magaladada Boosaaso,isla markaana rasaas laga maqlayo. Wariyeyaal ku sugan Boosaaso ayaa waxa ay sheegayaan in ay maqlayaan rasaas ka dhaceysa Xabsiga,waxaaa wararka qaar ay sheegayaan in Xabsiga ay weerareen ciidamo gadooday oo ka cabanaya […]




SOURCE: DEG DEG:-Weerar lagu qaaday Xabsiga dhexe ee Magalada Boosaaso

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.