DEG DEG:-Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay

0
462

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta ee Baarlamaanka Puntland ayaa Goordhow ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland. Xildhibaanada cusub ee  Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta ay ku dhawaaqeen ayaa ka kooban 66 Xildhibaan,kuwaasi oo maalmaha soo socda soo dooran doona Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland. Sidoo kale Xildhibaanadan ayaa waxaa laga soo […]




SOURCE: DEG DEG:-Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.