DEG DEG: Xildhibaanada golaha shacabka oo meel-mariyey sharciga doorashooyinka

0
18

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa goor dhow meel-mariyey sharcigii doorashooyinka qaranka heer federal, ee dhowaanahan ay ka doodayeen.
Sida aan xogta ku helnay, ka hor inta aan la meel-marin sharciga, ayaa waxaa saxitaan lagu sameeyay labo qodob oo ka hadlayay mudo kordhin loo sameeyo barlamaanka iyo arrimaha Somaliland.
Sharciga ayaa waxaa u codeysay 171 xildhibaan.
Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah




SOURCE: DEG DEG: Xildhibaanada golaha shacabka oo meel-mariyey sharciga doorashooyinka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.