DEGDEG: Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Madasha Shirka ka socda Brussels.

0
344

Wasiirka Dastuurka ee Maamul-gobaleedka Jubbaland Dr. Aadan Ibraahim Aw-Xersi ayaa sheegay in Ergaddii Jubbaland ee uu Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu dib ugu biiray Shirweynaha Caalamiga ee looga hadlayo Arrimaha Somaalia, kaasi ee ka socda caasimadda dalka Belgium ee Brussels. Qoraal uu Wasiir Aw Xersi soo dhigtay Bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay inuu Madaxweyne Axmed […]




READ MORE FROM THE SOURCE: DEGDEG: Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Madasha Shirka ka socda Brussels.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.