Degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud oo Maalintii koowaad laga Ciidayo

0
594

Iyada oo shalay dunida muslimka siweyn looga ciiday Maalinta koowaad ayaa waxaa jiray deegaano laga soomanaa dalka,kuwaas oo Maanta ay u tahay Maalinta koowaad. Degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa ka mid ah,sida Dhuusamareeb, Guriceel iyo Cabdudwaaq. Boqolaal ka mid ah Shacabka degmooyinkaas ayaa Maanta waxaa Salaadii Ciida kula tukaday mas’uuliyiin ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud oo Maalintii koowaad laga Ciidayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.