Dekadda Muqdisho oo lagu soo kordhiyay qalab Casri ah+Sawirro

0
26

Shirkada Albeyrak ee Gacanta ku heysa Maamulka dekadda Muqdisho  ayaa soo bandhigtay qalab casri ah, kaasi oo waxbadan ka tari doona socdaalka iyo hagida Maraakiibta waa weyn ee xamuulka sida ee ku soo xirta Dekadda magaalada Muqdisho. Munaasabadan kooban oo lagu soo bandhigayay qalabkan cusub ayaa wax goob joog ka ahaa Wasiirka Dekadaha  iyo Gaadiidka  […]




SOURCE: Dekadda Muqdisho oo lagu soo kordhiyay qalab Casri ah+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.