Dekedda Muqdisho oo lagu soo kordhiyay qalab casri ah

0
50

Sabti, December, 08, 2018 (HOL)- Shirkadda maamusha dekedda caasimadda Muqdisho ee Albeyrak ayaa maanta soo bandhigtay qalab cusub oo dekedda lagu soo kordhiyay, kaas oo la sheegay inuu wax badan ka tari doono socdaalka iyo hagidda Maraakiibta waa weyn ee xamuulka sida ee ku soo xirta dekedda.




SOURCE: Dekedda Muqdisho oo lagu soo kordhiyay qalab casri ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.