Deni oo albaabka ka xirtay reer Puntland (Go’aan ka soo baxay madaxtooyada)

0
160

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa albaabada ka xirtay dadka doonaya inay la kulmaan ayada oo la hakiyay qaabilaadda dadka ku booqanaya xafiiskiisa.Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni ayaa lagu amray Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Puntland dhaqan gelinta wareegtada.Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha laguma sheegin waqtiga ay qaadaneyso hakinta qaabilaadda Madaxweynaha waxaana lagu soo koobay ilaa amar dambe.Wareegtadan waxaa ku saxiixan Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Maamulka Puntland, C/Naasir Biix Soofe.




SOURCE: Deni oo albaabka ka xirtay reer Puntland (Go’aan ka soo baxay madaxtooyada)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.