DFS oo Safaarada Qatar ee Muqdisho u ogolaatay inay dhoofsato Duurjoog

0
633

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada xoolaha Dhirta iyo Daaqa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Safaarada Qatar ee Muqdisho waxaa loogu fsaxay inay dhoofsato 14 ka mid ah Duurjoogta sigaar ah Xayawaanka Sagaarada. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Sagaaradaas loo fasaxay Safaarada Qatar ee 14-ka ah la baaray Caafimaadkooda,isla markaana loo fasaxay. […]




SOURCE: DFS oo Safaarada Qatar ee Muqdisho u ogolaatay inay dhoofsato Duurjoog

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.