DG DG: Liverpool oo ku dhawaaqday Saxiixa Xidiga Naby Keita.

0
134

Liverpool oo 52 milyan kusoo iibsatay Naby Keita kadib dadaal dheer oo ay xidigan ku baadi goobayeen masuuliyiinteeda.
Naby Keita ayaa xiran doona Nambarka 8 ee halyeey Steven Gerrard iyadoona arintan ay soo afjarayso wararkii xanta ahaa ee suuqa laysla dhex marayay.
Waa muslim u dhashay wadanka Guinea isagoona leh qaab ciyaareed cajiib ah.

waxaa la filayaa Naby Keita in uu wax badan kusoo kordhin doono kooxda Reds.




READ MORE FROM THE SOURCE: DG DG: Liverpool oo ku dhawaaqday Saxiixa Xidiga Naby Keita.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.