DG DG TABABARIHII REAL MADRID ZIDANE OO SHAQADA ISKA CASILAY.

0
146

waxaa goor dhaw shir jaraa’id uu qabtay Macalin Zidane oo sanadihii ugu dambeeyay ahaa Tababaraha Kooxda Real Madrid uu ku  shaaciyay in uu gabi ahaanba shaqada isaga tagay kadib 5 maalmood ka hor oo uu gacanta usoo geliyay koobka Xiisaha badan Ee Champions Leage.

Shir Jaraa’id uu qabtay ayuu arintaan kaga dhawaaqay waxaana hoosta uu ka xariiqay in uu go’aansaday in uu shaqada iska casilo.

Macada sababta rasmiga ee xiligaan kusoo beegtay is casilaada Tababarahan aadka Khibradiisa u sarayso balse waxaan idiin soo gudbin doonaa Ciladaha iyo halka ay ka jiraan.

Zidane ayaa ku biiray Real sanadkii 2016kii waa macalinkii ugu horeeyay ee kooxda ku hogaamiya 3 Champions leage iyo koobab kale balse Go’aanka uu qaatay ayaa saamayn balaaran ku yeelan doona kooxda Los Balancos.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.