DG DG XIDIG MUHIIM U AH LIVERPOOL OO SEEGI DOONA FINALKA CHAMPIONS LEAGE.

0
203

Kooxda Liverpol ayaa waxaa la shaaciyay in aysan heli doonin adeega xidaga JOE GOMEZ Finalka Champions leage kulanka adag ee ay kala Hortagi doonaan Real Madrid.

Xidigan oo garoomada ka maqnaa ilaa 3dii kulan ee ugu dambeeysay ayaa waxaa uu maray qaliin kaa oo natiijada kasoo baxday lagu shaaciyay in uusan kasoo muuqan Karin kulanka Finalka.

Daafaaca kasoo jeeda England ayaa waxaa inta badan uu kasoo muuqday kursiga kaydka kooxda balse hadalkaan ayaa noqonaya midkii ugu horeeyay eek a nixiyay jamaahiirta reds.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.