DG DG XIDIGO CUL CULUS OO LAGA SAARAY CIYAAR YAHANADA SPAIN KU MATALAYA KOOBKA ADUUNKA.

0
195

Weerar yahanka reer Spain ee u cayaara kooxda Chalsea ayaa gabi ahaanba laga saaray xidigaha Spain ku matalaya Koobka Aduunka oo dhawaan si rasmi ah uga furmaya Dalka Rushia.

Cadena Cope oo ah idaacad af dheer oo ku taala gudaha dalka spain ayaa waxa ay warisay in Tababaraha Xulkaasi Julen Lopetegui uu xiliga duhurka dalka spain si rasmi ah ugu dhawaaqi doono xidigiihisa ku matalaya koobka aduunka waxaana la ogaaday in liiskaasi uusan ku jirin Alvaro Morata.

Idaacada ayaa xog hoose oo ay heshay ku xaqiijisay in 23kaan ciyaaryahan ay sidoo kale ka maqan yihiin Fabregas,Alonso,Hector Bellerin.

Inkastoo Spain isku Group yihiin Marocco,Iran,Portugal waxaana xulkaan uu koobkan ku guulaysatay sanadkii 2010-kii.
Halkaan ka Akhriso Magacyada Xidigaha Xulka Qaranka Spain.

Gool Dhaliyeyaal. David De Gea,Pepe Raina,Kepe ArriZabalaga,

Daafacyada,Jordi Alba,Cesar AZPilicueta,Dani Carvajal,Nacho,Nacho Monreal,Alvaro ordiozola,Gerard Pique,Sergio Ramos,

Khadka Dhexe,isco,Thiago,Sergio Busquets,David Silva,Andres iniesta,Soul Niguez,Koke,Marco Asensio.

Lago Aspas,Diego Costa,Rodrigo,Lucas Vasquez.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.