Warar aan Goordhow helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Gabar Wariye ah oo ka Shaqeyneysay Warbaahinta Dowladda lagu dhaawacay Magalada Muqdisho. Gabadha ayaa waxaa lagu Magacaabaa Farxiyo Mire,waxana la sheegay in rag hubeysan ay laba xabadood ku dhufteen,isla markaana mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho loola cararay. Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com
READ MORE FROM THE SOURCE: DGE DEG:-Gabar Weriye ah oo ka Shaqaysa Warbaahinta dawlada oo la dhaawacay