{Dhagayso}:- Duqa Gaalkacyo ee Puntland oo sheegay in Maxkamad la soo taagayo Xildhibaano isaga Mooshin ka gudbiyay

0
286

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland Maxamuud Yasiin Axmed {Tumey} ayaa si kulu uga ka hadlay mooshin ay ka gudbiyeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Gaalkacyo. Waxa uu sheegay Duqa degmada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland  in Xildhibanaada Mooshinka ka gudbiyay qaarkood ay, iyaga dambiyo ka yaalaan Maxkamadda, islamarkaana sheegay in hore dambiyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: {Dhagayso}:- Duqa Gaalkacyo ee Puntland oo sheegay in Maxkamad la soo taagayo Xildhibaano isaga Mooshin ka gudbiyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.