Akhristeyaasheena ku xiran shabakadeena Laacibada.com waxaan halkaan ugu soo gudbinaynaa Falanqayn ku aadan koobka aduunka iyo maraxaladaha uu galay.
Si gaaar ah falanqayntan waxaa diirada lagu saaraayaa xulka Brazil oo haysta Fursad dahabi ah oo ay meel wanaagsan uga gaari karaan koobka Aduunka.
Halkaan hoose ka dhagayso.
http://laacibada.com/wp-content/uploads/2018/06/FALANQAYN-KOOBKA-ADUUNKA.mp3
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhagayso Falanqayn kulul oo ku saabsan kulumada caawa ka dhacaya Russia iyo Xulka Brazil oo lagu amaanay Ka faa’idaysiga Fursadaha ay heleen.