{Dhagayso}:-Faysal Cali Waraabe “Madaxweyne Farmaajo waa ka dhaartay in uusan lug ku lahayn dagaalka Tukaraq”

0
144

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCUD Faysal Cali Waraabe oo ka qaybgalay Shirkii dhawaan lagu soo gunaanaday magaalada Brossels   ee dalka Belgium-ka ayaa ka hadlay arimo badan oo u quseeya Soomaaliya. Faysal Cali Waraabe oo lahadlay Warbaahinta aya ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntlan ee ee dhowr jeer ka dhacay deegaanka Tukaraq ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: {Dhagayso}:-Faysal Cali Waraabe “Madaxweyne Farmaajo waa ka dhaartay in uusan lug ku lahayn dagaalka Tukaraq”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.