Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedd loo heystay 18-Askari oo ka tirsan Guutada 14-ka October ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyadav oo Maxkamadda Darajada, 1-aad ay go’aan ka soo saartay dacwadda ka dhanka ah 18-kaas Askari. Dable Xoogga dalka:- Xuseen Baashi Cawad Canshuur, C/wali Ibraahim Max’d Xasan, Sharmarke Cabdi Max’d Nuur, Ismaaciil Saciid Muuse Xiir, […]
READ MORE FROM THE SOURCE: {Dhagayso}:- Ku dhawaad 20 Askari oo manta Maxkamadda Ciidanku ay ku riday xukun