{Dhagayso}:-Maamulka degmada Cadale oo sheegay Al-shabaab in ay dhibaato ku hayaan dadka deegaanka

0
393

Maalmihii la soo dhaafay waxaa xiisado colaadeed oo u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Al-shabaab laga dareemayay deegaano hoos taga Degmada Cadale ee gobalka Sh/dhexe kadib markii Odayaasha dhaqanka lagu amray in ay keenaan dhalinyaro u dagaalanta Shabaab. Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ee Degmada Cadale ee gobalka Sh/dhexe Cali Cabdulle Caddow oo la hadlay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: {Dhagayso}:-Maamulka degmada Cadale oo sheegay Al-shabaab in ay dhibaato ku hayaan dadka deegaanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.