Dhagayso oo wax badan ka ogoow waxyaabaha ka cusub koobka aduunka iyo waxa laga filan karo wareega 16-ka.

0
181

Akhristeyaasheena Sharafta leh waxaan halkaan ugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Ciyaaraha Radio kulmiye ka baxa maalin kasta oo looga hadlayo qodobo kala duwan oo aad u xiiso badan.
kulamadii xalay la ciyaaray natiijooyinka kasoo baxay iyo waxa laga filan karo kulamada wareega 16-ka.
Halkaan hoose ka dhagayso.
 

http://laacibada.com/wp-content/uploads/2018/06/FALANQAYNTA-DHACDOOYIN-SPORTSKA-DUNIDA_1.mp3




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhagayso oo wax badan ka ogoow waxyaabaha ka cusub koobka aduunka iyo waxa laga filan karo wareega 16-ka.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.