Dhagayso:- Wasiirka Ganacsiga oo ka hadlay faa,iidada Soomaaliya ay u leedahay in ay ku biirto (COMESA)

0
444

Iyada oo Shalay Ra”isul-wasaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre magaalada Lusaka ee dalka Zambia uu uga qaybgalay shir madaxeedka 20-aad ee wadamada ku midaysan Suuqa Bariga iyo Koonfurta Africa kuna saxiixay in Soomaaliya si toos ah ay uga mid noqotay ayaa waxa isi-soo taraya Su’aalaha la xiriira waxa ka hortaanaa in Soomaaliya mar hore ay ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhagayso:- Wasiirka Ganacsiga oo ka hadlay faa,iidada Soomaaliya ay u leedahay in ay ku biirto (COMESA)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.