Dhagayso:- Xukuumadda Soomaaliya oo sheegatay in diyaar garow loogu jiro OlolahaTalaalka Caruurta

0
614

Ra”iisul-Wasaare ku xigeenka Xukumadda Soomaaliya Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Qadar oo la hadlay Warbahinta ayaa sheegay in Wasaaradda Cafimaadka iyo Shaqalaha u tababaran Ololaha Talaalka Caruurta in ay da,dal dheer ugu jiraan sidii loo Talaalilahaa Caruurta loogana hor tegi lahaa cuduro ku dhaca Caruurta Soomaaliyeed. Waxa uu ku amaanay  Wasaaradda Caafimaadka qorshaha loo sameyay Ololaha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhagayso:- Xukuumadda Soomaaliya oo sheegatay in diyaar garow loogu jiro OlolahaTalaalka Caruurta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.