Dhageyo:-Maamul Goboleedkii ugu horreeyay oo taageeray heshiiskii Somalia & Itoobiya

0
407

Sabtidii ayay aheyd markii Muqdisho ay heshiis dhinacyo badan taabanayey ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed oo booqasho hal maalin ah ku yimid Soomaaliya. Heshiiskaas ayaa qodobada qaar waxaa dhaliil ka muujiyey Siyaasyiinta Soomaaliyeed qaarkood iyo Shacabka intaba,balse waxaa shaaciyey in uu soo dhaweynayo Dowlad goboleedka Hir-Shabelle. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyo:-Maamul Goboleedkii ugu horreeyay oo taageeray heshiiskii Somalia & Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.