Dhageysiga Khudbadaha musharixiinta Madaxweynaha Puntland oo ka socota….

0
385

Waxaa haatan Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ka socota dhageysiga Khudbadaha musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha iyo kuxigeenada,kuwaasi oo soo bandhigaya waxqabadkooda u qorsheynsan kadib guusha doorashada. Gelinkii dambe ee shalay ayaa la soo geba gebeeyey diwaangelinta musharixiinta,iyadoo xubnaha Guddiga dorashada Puntland aya shaaciyay musharixiinta isku diwangeliyay in ay tartamaan. Halkan hoose ka Akhriso […]




SOURCE: Dhageysiga Khudbadaha musharixiinta Madaxweynaha Puntland oo ka socota….

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.