Dhageyso:-Afhayeenkii Wasaaradda amniga Jubbaland oo ka horyimid xilka qaadis lagu sameeyay

0
403

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur Janan ayaa xalay xilkii waxaa looga qaaday Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Siciid Joogsade,iyadoona mid cusub lagu magacaabay. Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Siciid Joogsade ayaa ka soo horjeestay xilka qaadistaas,waxa uuna sheegay in aan lagu wargelin,isla markaana uu ku arkay […]




SOURCE: Dhageyso:-Afhayeenkii Wasaaradda amniga Jubbaland oo ka horyimid xilka qaadis lagu sameeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.