Dhageyso:-Al-Shabaab oo amar ku soo rogay Shacabka Baladweyne & Maamulka Hir-Shabeelle oo ka jawaabay

0
144

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay ammar ku soo rogeen Shacabka Magaaladaas,iyada oo arrintaasi ay amar kale ka soo saareen Maamulka G/Hiiraan ee Hir-Shabeelle. Al-Shabaab ayaa Shacabka Baladweyne ku amray in aysan isticmaalin waxyaabo ay ka mid yihiin Bacaha lagu adeegto iyo Mobeelada gacanta […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Al-Shabaab oo amar ku soo rogay Shacabka Baladweyne & Maamulka Hir-Shabeelle oo ka jawaabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.