Dhageyso:-Al-Shabaab oo tiro dad ah ku xir xiray Shabeellaha Dhexe

0
128

Wararka naga soo gaaray Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab dad Beeraleey ku xir xireen tuulooyin hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Barqanimadii Maanta ayaa tiro dad Beeraleey ah waxa ay Al-Shabaab ku xir xireen deegaanka Cali Fooldheere,waxaana Wararka aan helnay ay sheegayaan in ilaa Lix ruux ay Al-Shabaab xireen. Dad […]




SOURCE: Dhageyso:-Al-Shabaab oo tiro dad ah ku xir xiray Shabeellaha Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.