Dhageyso:-Amaro lagu soo rogay Shacabka degmada Balad-Xaawo

0
60

Maamulka degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo iyo taliyaha Nabadsugida Jubbaland ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen inay awaamiir Cusub kusoo rogay Shacabka degmadaas. Mas’uuliyiintaan ayaa waxa ay digniin u direen Shacabka iyo Odayaasha Dhaqanka Magaaladaas ay aada dhinaca Al-Shabaab,isla markaana u doonta garsoorka. Waxa ay sheegeen in cid alaala cidii lagu arkaa,iyada oo la […]




SOURCE: Dhageyso:-Amaro lagu soo rogay Shacabka degmada Balad-Xaawo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.