Dhageyso: Ambassador Fiqi Oo Sharaxay Jawaabtii Soomaaliya Ee Dacwadda Badda

0
303

Dr. Cali Saciid Fiqi oo ah  safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa sharaxaad dheer wuxuu ka bixiyey jawaabtii shalay ay Soomaaliya ka bixisay dawacadda Badda.
Waxa uu sheegay in hadda bisha December la sugayo jawaabta dhanka Kenya, kadibna howlaha kale ee dacwadda la guda galayo.
Safiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay rajo aad u weyn qabto maadaama lagu soo xadgudbay xudeeddeeda caalamiga ah ee dhanka badda, islamarkaana la sheegtay dhul ay iyadu leedahay.
Sidoo kale, Safiir Fiqi ayaa sheegay in marar badan Kenya ay dalbatay in wadahadal lagu dhameeyo arrimaha badda, balse taasi aysan ahayn wax caqli gal ah.
Halkaan hoose ka dhageyso:


Goobjoog News




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso: Ambassador Fiqi Oo Sharaxay Jawaabtii Soomaaliya Ee Dacwadda Badda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.