Dhageyso:-Askari dilay qof Shacab ah oo xukun lagu riday

0
54

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa Xukun dil toogasho ah waxa ay ka riday askari ka tirsana ciidamada Jubbaland ee ku sugan degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Xukunka Dilka toogashada ah ayaa Maxkamadu waxa ay ku riday Laba xidigle Siyaad Askar Faarax oo ka mid ahaa Ciidamada Jubbaland kaas oo ka […]




SOURCE: Dhageyso:-Askari dilay qof Shacab ah oo xukun lagu riday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.