Dhageyso:-Axmed Madoobe oo amray in la furo Wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab

0
98

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxa uu saraakiisha Ciidanka xooga dalka Soomaaliya ee ku sugan jubooyinka iyo kuwa Jubbaland ku amray ay furaan wadooyinka ay go’doomiyeen Dagaalamayaasha Al-Shabaab. Waxa uu sheegay Axmed Madoobe in Wadooyinkaas xiran loo furo dadweynaha beeraleyda ah si ay u isticmaalaan markii ay Kismaayo u soo safarayaan,isla […]




SOURCE: Dhageyso:-Axmed Madoobe oo amray in la furo Wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.