Dhageyso:-Banaanbax ka dhacay Xaafad ka tirsan Magalada Muqdisho

0
72

Shalay ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxa ay holwgal ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Kaxda ee Gobolkan Banaadir,iyaga oo howlgalkaas ku dilay laba Nin oo ay Saraakiishu sheegeen inay ahaayeen burcad halka 8 kale ay Gacanta ku dhigeen. Maanta ayaa waxaa banaanbax looga soo horjeedo dilka labadaasi Nin oo ay Saraakiishu burcad ku […]




SOURCE: Dhageyso:-Banaanbax ka dhacay Xaafad ka tirsan Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.