Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Jimcaha Radio Dalsan 06-07-2018

0
446

Barnaamijka dooda Dalsan waa barnaamij todobaadle ah oo aan ku soo qaadano hadba mowduuca todobaadkaas ay bulshada hadal hayaan. Todobaadkaan barnaamijka waxaan uga hadleynaa diidmada lacagta shillinka Soomaaliga ee Magaalooyin baan oo dalka ah iyo saameynta ay Bulshada Soomaaliyed ku yeelatay. Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Nabadoon Cali diiriye Aloore oo ku sugan Gaalkacyo,Isloow Cabdiraxmaan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Jimcaha Radio Dalsan 06-07-2018

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.