Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 13-7-2018

0
363

Dhageystayaasha Radio Dalsan waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Todobaadlaha ee Dooda Radio Dalsan oo aan ku soo qaadano mowduucyo kala kala duwan. Todobaadkaan Barnaamijka waxaa looga hadlayaa khilaafka ka dhashay Xajka ee Sanadkaan taas oo sababtay xilka qaadista Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta. Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Xilhibaan Maxamed Cumar Dalsan oo ka tirsan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 13-7-2018

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.