Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 23-11-2018

0
399

Barnaamijka Dooda Dalsan Waa Todobaadle,waxana lagu soo qaataa xaalada Siyaasadeed iyo mid Bulsho ee ka taagan dalka. Todobaadkaan waxaa Barnaamijka looga hadlayaa khilaaf soo kala dhexgalay Wasaaradda Warfaafinta Hir-Shabeelle iyo Wariyeyaasha ka howlgalla deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle. Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Hir-Shabeelle Maxamed Xasan Kulmiye,Xaawo Luul oo ka Shaqeysa Radio […]




SOURCE: Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 23-11-2018

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.