Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 3-8-2018

0
397

Barnaamijka Dooda Dalsan oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa waxaan ku soo qaadanaa hadba wixii todobadkaas ugu xasaasinaa ee Soomaaliya. Todobaadkaan waxaan Baranamijka uga hadleynaa Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku marayo deegaanada Maamul Goboleedka Puntland. Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Xildhibaan hore Cabdi Barre Yuusuf Jibriil,Mudane ka tirsan Baarlamaanka Galmudug Salaad Axmed Ceynte iyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 3-8-2018

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.