Dhageyso:-Beesha Ciise Mudulood oo qaadacday Kulankii Ra’iisul Wasaaraha iyo Odayaasha Mudulood+Sawirro

0
71

Dhawaan waxaa Muqdisho kulan ku yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre iyo Odayaasha beesha mudulood,kulankaas oo uu dalbaday Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa hadda diidmo laga muujinayaa. Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Ciise Mudulood ayaa qaadacay kulan dhexmaray Mudulood iyo Ra’iisul Wasaaaha,Qaar kamid ah hogaanka Beeshaas oo Dalsan lahadlay ayaa sheegay in iyagu aysan qeyb ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Beesha Ciise Mudulood oo qaadacday Kulankii Ra’iisul Wasaaraha iyo Odayaasha Mudulood+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.