Dhageyso:-Boqolaal Somaali ah oo Todobaad ku xayiran Xero Ciidan deegaanka Guji(Sababta)

0
333

Boqolaal qof oo Soomaali ah ayaa lasoo sheegayaa in ay xilligaan ku xayiran yihiin degaanka Guji oo ku yaalla Xadka ay wadaagaan Soomaalida iyo Oromadda ee dalka Itoobiya,ka dib dagaaladii u dambeeyey ee ka dhaca deegaanada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Ku dhawaad 200 oo ruux oo soomaali ah kana soo cararey deegaanada ay ku sugan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Boqolaal Somaali ah oo Todobaad ku xayiran Xero Ciidan deegaanka Guji(Sababta)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.