Dhageyso:-C/casiis Xildhibaan: “11 bilood wax mushaar ah Dowladda kama qaadanin, haddii aan dhintana ilmahayga waxaa biilaysa Boqorada”.

0
304

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federalka Somalia. C/casiis Cali Ibraahim “Xildhibaan” oo ka hadlay Munaasbaad ka dhacay magaalladda Muqdisho waxa uu si kulul uga hadlay qaabka ay ku suurto-gashay inay Alshabaab ka gudbaan Kontoroolka Ammaanka ee la dhigay Isgoyska Sayidka, isla markaana lagu guul-daraystay Ballanqaadkii Sugidda Ammaanka. “Suurto-gal ma aha inay Alshabaab si fudud […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-C/casiis Xildhibaan: “11 bilood wax mushaar ah Dowladda kama qaadanin, haddii aan dhintana ilmahayga waxaa biilaysa Boqorada”.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.